Beejajka loo yaqaano AMP waa beejaj (PAGES) oo degdeg ka dhigya webka marka lasoo booqdo, siiba marka mobile lagasoo booqdo.
Google wuxuu u keydiyaa beejajkan si dhaqsi marka aad adeegsato waxaad daeemaysaa farqi weyn.

hadii aad adeegsato WordPress waxaa kasoo dejin kartaa halkan Plugin oo loogu talagallayinuu sameeyo AMP
AMP for WP – Accelerated Mobile Pages
ama halkan
AMP
hadii aad rabto inaad tijaabiso webkaaga inuu leeyahay AMP halkan ayaad ka tijaabin kartaa