Shinbir meel ku xiran haddii lagu riyoodo
Riyada:
Asc bahda adaruuro waxan ku riyooday riyo iga ayabisay waxan riyo ku arkay shinbir gacmo iyo luga leh oo aad loo xir xiray waxaana lagu duubay jilow ama mayradhaxda geedaha oo ladirin alyacni maydhadii laga dirin iyadoo shilowdii wadata aya aad loogu xidh xidhay shinbirtu sida dadka ayay gacmo ledahay anoo fiirinaya aya gabar aana aqaano i timid waxayna igu dhahaday waxu shinbir maha ee waa adi waxana ku sixray ninkii hebal ahaa ee ku jeclaa markaad ninkale ka guursatay gabadha iyo ninku waa ehel alyacni waa inmo adeer lkn shibirtii anagoo dhowrayna ayay ka baxsatay xarigii wayna
duu shay waxaana lahayn ninkeediibay aaday shibirtii tagtay oo waxaan lahayn ilahaybaa ka furfuray xadhigii bal riyadaa ii fasira wll yaal.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badaabayso arin waana dhici kartaa in uu yahay waxa aad ka badbaadayso sixir,
guud ahaan riyada waa riyo fiican, dhib ku haystay haddii jiro waa kaa dhamaanayaa khayr ayaad helaysaa inshaa Allaah.
Riyada shinbirta halkan ka daawo
The dream indicates that you are escaping from an issue, and it is possible that the thing you are escaping from is magic.
Overall, the dream is a good dream. If you have been having trouble, it will end and you will find something good, God willing.