Site icon Daruur درور

Sh Kenyaawi iyo Fanaanad Maryan Maursal

Saacadaha lasoo dhaafay sawirka Sheekh Maxamed Kenyaawi iyo Fannaanad Maryan Mursal ayaa qabsaday baraha bulshada.

Dadka waxay u kala baxeen labo qolo:

Kenyaawi iyo Maryan Mursal
Kenyaawi iyo Maryan Mursal

Dad sawirka u arkay inuu yahay mid aan ku habboonayn Sheekh Kanyaawi inuu isku sawiro naag fannaanad ah, waxay sheegeen inay taas ka dhigan tahay heesta iyo caadi tahay.

waxaa kaloo ay raaciyeen sheekh Umal ama Sheekh Aw Cabdulle cariif ama Sheekh Cabdilqaadir Cukaasha iyo wadaado badan dadkaas la mid ah oo aan samaynin waxa uu sameeyay Sheekh Kenyaawi.

Qolo kale waxay u arkeen waa caadi qof wadaad ah inuu isku sawiro naag fanaanad ah, wax dhib ah ma laha

Exit mobile version