Riyo taangi biyo aan ka shubaya oo si yar u socda
Riyada:
Asc sheeekj waxaan ku riyooday anigoo taangi biyaha ka shubaya biyo si yar u socda ka soo baxay daboolka ayaan ka furay waan eegay mise biyihii ayaa ka sii dhamaanaya waxan idhi alla maxa loo dhaamin waayay
Waxan furay qasabdi waxa ka soo baxay waxa xoorka caanaha oo kale ah ala waan la yaabay way sii bateen waaban ka helay waan ku faraxsanahy
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dhaqaale xumi inay jirto ama lacag meel kaasoo gali jirtay ay kaa yaraanayso
biyaha waxay astaan u yihiin nolol, hadday yaaraadaan waa yaraanta nolosha.
The dream indicates that there is a bad economy or that there is less money where it used to go.
Water is a symbol of life, and if it is small, it is the scarcity of life.