Site icon Daruur درور

Riyo cunug yar aan arkay

Su’aasha:

Waxan arkay anigoo tareen aan kusoo qaldamay soo fuulay aniga iyo reerkeyga, reer kale oo tareenka jiifo iyaga iyo caruurtooda, waxa soo ag fadhiistay cunug aad u yar oo Mar dhoweed la dhalay ilaa 1bil qiyaas ahaan, dhar cad cad ku jiifo ayaa riyada ku dhex arkay, reerkii ayaa soo qeeliyey oo nagu dhaheen, nooga dega tareenka, marna cunuga wuu ii qoslayaa. maxa lagu fasiri karaa Plz iso jawaaba? Waad ku mahadsantihiin.

Riyo cunug yar aan arkay
Riyo cunug yar aan arkay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa mushkilooyinkaaga inay kaa dhamaanayaan oo aad heli doonto farxad iyo wanaag, cunugga yar qoslaayo wuxuu astaan u yahay, farxad iyo khayr iyo bishaaro.

Exit mobile version