Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo sii tagaya meel waxaan sugaya baska aan raaci lahaa waxa I hor socota gabadh waa habeen waan weheshanayay se way iga baqatay way cararatay guri ayay gashay ana waan ka daba galay waxaan idhi kalay waxba kumaan yeelayne waan ku weheshanayaye waan isa soo raacnay bas ayaan sugaynay 2 bas oon shaqaynayn ayaa na dhaafay dhulku waa madow waan cararanay waxaan galnay tukaan sidaa aan u galnay waxaan araganay 2nin oo tuug ah oo nagu soo cararaya markaan tukaan kii galanay dib ayay nooga joogsadeen anagu maanan arkayn se tukaanas ayaan kaga badbaadnaya anaa leh habeen danbe iman maayo xagan baskii xaafadayada ayaa ka amaan san
![Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyo-cabsi-iyo-labo-tuug-aan-arkay-357x210.webp)
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamysaa walwalka iyo fikirka aad ku jirto
Waxaad arkaysaa arrimo aad dhibsan doonto oo kuu keenaya cabsi iyo walwal.
Halkan ka daawo noocyada riyooyinka
Dreaming describes your anxiety and thoughts
You see things that will bother you and cause you fear and worry.