Site icon Daruur درور

Riyo anigoo khamri cabaya maalin walba

Su’aasha:

asc wllow ninyhow khamriga yar cabi jiray hadase waa iska dhaafay mudo cabin mana doonayo inaan cabo lakin riyadiisa i daba socota habeen walba anigoo baar fadhiya oo cabaya marka talow maxay tilmaamaysaa fiiro gaar ah hada wa iska dhaafay. lakin riyada ayaaba i daba wada
mahadsnadi wllo.

Riyo anigoo khamri cabaya maalin walba
Riyo anigoo khamri cabaya maalin walba

Jawaabta:

Riyada khamriga la cabbayo guud ahaan ma fiican laakin adiga niyadda ayaad ku haysaa maadaama aad cabbi jirtay maskaxda ayay kaa soo galayaan wixii hore, marka go’aanka aad ka qaadatay haka soo laabanin riyada ha eegin waa riyo nafta iyo shaydaan ay kugu wadaan, towbaddaada dhuujiso ha u laabanin kana cuudi bilayso.

Exit mobile version