Riyada xaditaanka moobeelka maxay tahay
Riyada xaditaanka moobeelka maxay tahay
Su’aasha:
Wiil saaxibo nahay ayaa waxa uu ku riyoodey asiga oo mobilkiisa laga xadaayo marka riyadaas maxaa lagu fasirikaraaa.

Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas in dad ay ka daba shaqaynayaan oo ay rabaan sirtiisa in la ogaado waayo taleefanka gacanya wuxuu astaan u yahay sirta qofka, marka riyada waa digiin ku socota qofka ha iska jiro dadka raba inay sir ka qaadaan.