Riyada xaaska oo mas gacanta ku haysato
Riyada:
Asc sheikhow wku salami Qeyr Allah ku siyo riyadan iso fasir waxan ku riyodey xaaskeyga oo mas gacanta ku wadato marka damcay ka qaad wuu diidey inu agteeda kaso tago kadip wan soo jiidey asna gacanti ayu ku dagey kadipna wu qanine. Maska noocisana wa mas dahabi dahabi ah oo jaale ku jiro iyo aqaar waana mas yar

Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inuu jiro qof cadow ah oo xaaskaagana ay ku kalsoon tahay
adigana aad rabto inaad ka fogeyso iyadana aysan ogeyn
Waxaa laga yaabaa cadowgaas inuu dhib yar gaarsiiyo
Halkan ka daawo fasirka riyada maska guud ahaan
This dream indicates that there is an enemy and your wife trusts
and you want to keep her away and she does not know
It may be that enemy will cause a little trouble