Site icon Daruur درور

Riyada xaajigayga oo gabadh kufsaday anna mindi aan u qaatay

Riyada xaajigayga oo gabadh kufsaday anna mindi aan u qaatay

Riyada:

A S C waxan riyo ku arkay gabadh yar oo aan garanayn 18 jir ah qurbahana katimid ayaa gurigeena joogtay marka gabadhi habeenki markay nala seexatay subaxi ayee igu tidhi ninkaagu xalay qolkan jiifay intu igu soo galay ayu i qasbayay marku idayn waayay ayaan wuxu rabay u yeelay o wu ikufsaday lkn wu wasmo macaana markay gabadhi sidaa igu tidhi intaan midi qaatay ninkaygo jiifay ayaan mididi ku mudmuday lkn muuna dhimanin e riyadan isoo fasira

Riyada xaajigayga oo gabadh kufsaday anna mindi aan u qaatay
Riyada xaajigayga oo gabadh kufsaday anna mindi aan u qaatay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa naag inay jirto oo ninkaaga rabto waxaa laga yaabaa inay kugu dirto

oo dhexdiina ay dab ka shiddo si aad isu dagaashaan.

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso naagaha dadka isku dira.

 

Riyada raaxada galmada halkan ka daawo

 

The dream indicates that a woman exists and your husband wants it may send you

And it kindleth a fire in the midst of it, that ye may fight therein.

You are required to be careful of women who send people together.

 

Exit mobile version