Riyada wiilal biyo ku dhacaayo oo aan badbaadinayo
Riyada wiilal biyo ku dhacaayo oo aan badbaadinayo
Su’aasha:
Asc wll waxan xalay ku riyooday anoo laba wiil oo yar yar ah lajooga waxan fadhinay meel biyo marayaan wiil kii waynaa ayaan iri ii soo dar biyaha markaas ayuu biyihii ku dhacay kii yaraana markaas ayuu biyihii galay anigii wan ku booday ee kii yaraa soo qabtay kii waynaa biyihii ayaa latagay aniga iyo wiil kale ayaa galnay waana ka soo bixinay.

Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay lasoo gudboonaan doonto qof agtaada qiime ku leh arrin daran dhibaato lama filaan ah waxay noqon kartaa digniin oo kugu wajahan adiga inaad iska ilaaliso waxyaalaha qaar dhib kuu keeni kara.
The dream indicates that it will be passed on to someone who is worthy of your presence in a serious matter. An unexpected problem can be a warning to you to avoid things that can cause you problems.