Site icon Daruur درور

Riyada wiil mar hore kugu dambeysay hadaad riyo ku aragto

Su’aasha:

Asc ,waxaan arkay wiil xadiis u akhrin jiray oo mar hore igu dambeysay oo isheekeynaayo , xaafad hibil daganahay , waan ficanahay idhahaayo, meel banaan joognay , wiilka wuu yaraa markii igu war dambeysay . Maxay tahay ?

Riyada wiil mar hore kugu dambeysay hadaad riyo ku aragto
Riyada wiil mar hore kugu dambeysay hadaad riyo ku aragto

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto war ama hadal ku saabsan qof aad horay u garan jirtay ama wax aad sugi jirtay, waxaa dhici karta inuu yahay qofka aad warka ka heli doonto wiilkaas aad sheegtay ama qof isaga la xiriir ama wax kale oo hore u dhacay, si kaste riyada waa arrin hore u jirtay oo aad wax ka ogaan doonto.

Exit mobile version