Site icon Daruur درور

Riyada warshada rootiga

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK
ISKUSOO LAABASHO WANAGSAN

Waxaan ku riyooday anoo soo galay oo albaabka LA iga furay warshad samaysa rootiga ama roodhida laydhka lagu dubo
Meel aad u wayn oo uu kabooxo rootiga Ana aan gadanayo rootiga oo nadiifa oo aad u carfaaya caraf udgoon ilaa xad rootiga oo aad u badan isla markaasi hada LA dubay ama fresh ah
Waan gadanayay waxanku idhi waa imisa 1900 shilin ayuu igu yidhi
ALLAH MAHADLEH

Riyada warshada rootiga
Riyada warshada rootiga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa nolol aad u raaxo badan oo barwaaqo ah inaad helayso waa riyo aad u fiican waa arsaaq waasac ah.

Exit mobile version