Riyada walaashay oo barkad saxaro ku jirto ku dhacday
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka Allah macak
Waxaan ku riyooday walaashay oo bahkale ah oo intay qori aad u wayn soo qaadatay ayay barkad buuxda oo biyo iyo qashin saxaro kabuuxdo ku riday kabacdi qorigii ayay ku dul istaagtay way quustay oo biyii ayaa liqay waysoo tuftay barkadii oo iyadoo wada xaar ah ayaan intaanay markale quusin gacanta u fidiyoon kasoosaaray iyadoo wada xaar ah
Anigana gacantan kusoo qabtay ayaa xaarkii iga maray
Hase ahaatee muu ur muu lahayn
Xaarkuna ur muu lahayn
Allah mahadleh.
