Riyada walaasha oo looga digayo naag ay la nooshahay
Su’aasha:
Asc sheikh sanadkan waxan arka ine riyooyinkeygu ey soo badanayaan tasi maxey tahay aya les dhihi karaa jazakaallh .
Xaley ayan ku riyoday walashey oo mudo badan ana is arkin aya ii tima waxan dhahay naagtaas qiyaanadeeda qiyaanadeeda goorme fahmi doontaa wax ey ku reebatay maleh nagtaas waa mida ey la nooshahay wey ooysay ane hab ayan sii wana la oy naagtas wey maqantahay aye i dhahde markas ayan dhahay sixir mee ku maqantahy waa yaab.
Markale mobile ayan kala hadlay naagtas iska jir ayan dhahy imtixaan ayan diyarinoya aye igu dhahde maxe noqo karta
