Site icon Daruur درور

Riyada walaasha ka sheekaynaysa ninkeeda wax dhintay camal ah

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday walashay Oo hada aan la joogo nin ay horay uso guursaday Oo ka dhintay iyado laga wareysanayo iyada ay dhalecaynayso lakin dadka Ay leyihiin nin wanagsan ayuu aha
Fg waxa xuusid mudan in walashay nin ka dhintay uu jirin nin ay isla bilaben nolasha hada uwuu nool yahay uuna qabo Oo aan laga dhiman ana laduurin maxay noqon karta

Riyada walaasha ka sheekaynaysa ninkeeda wax dhintay camal ah
Riyada walaasha ka sheekaynaysa ninkeeda wax dhintay camal ah

Jawaabta:

Riyada waa khayr haka baqin walaashaada nolol fiican ayay helaysaa waliba iyada iyo ninkeeda iyo qoyskooda, riyada waa khayr iyo wanaag ee ma aha riyo xun sida ka muuqata marka la arko.

Exit mobile version