Riyada tuugo qof mindi ku duraya oo moobelka ka qaadanaya

Su’aasha:

Asc bahda reer daruur.
Qof sxbkey ah ayaa iigu sheekeeyey subaxdii markii uu kasoo kacay hurdada
Wuxuuna ii sheegey in uu riyo iigu arkay anoo tuuga isoo weeraray oo mobile keyga la iiga qaatay sii xunna la iigu duray mindi oo aan tacbaan gaaray.

Riyada tuugo qof mindi ku duraya oo moobelka ka qaadanaya
Riyada tuugo qof mindi ku duraya oo moobelka ka qaadanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa digniin inaad iska ilaaliso dadka qaar iyo meelaha qaarkooda, ee ma aha inay arrintaas kugu dhic doonto, mindida iyo tuugada waa wax xun tuugada waa cadow minidida ay kugu durayaan waa dhagar iyo khiyaano iyo dhibka ay kula rabaan, marka riyada waa digniin, inkastoo ay tahay riyo cabsi leh.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More