Riyada timirta aan soo gadi rabo iyo salaadda aan maqlayo
Riyada timirta aan soo gadi rabo iyo salaadda aan maqlayo
Riyada:
Waxan ku riyooday anoo timir raadinayo yacni rabo inaa so gado saa u radinayey waa hela dukanka waxa joogo wiil aa cadiyan u aqaano timirta inaa ka so gado aa rabay lkn wuxu I dhaha:”timirtan ma fcno wee wasaqeysan thy iska daa wexe ehed timir xooga bdn oo in la dhaqay cml ii fasir sheikh mahadsanid.
Mid kle aa ku riyooday isla malinka taas ku riyooday wexe ehed anoo salada subax maqlayo caadiyan lagama maqlo gurigena saladaha madama wado sawaxan bdn tagen nhy ii fasir marka

mahadsanid sheikh
Fasirka:
Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa inaad raadin doonto wax fiican oo laga faa’idayo.
laakin waxaa laga yaabaa inaadan ku guulaysanin.
Riyada labaad iyadana waxaa lagu fasiraa khayr inaad maqli doonto oo aad ku farxi doonto.
Wuxuuna la xiriiraa cibaadada iyo diinta.

Riyada timirta halkan ka daawo
The first dream indicates you will be looking for something nice and to be utilized.
but you may not succeed.
The second dream is also interpreted as good that you will hear and rejoice.
It is related to worship and religion.