Site icon Daruur درور

Riyada saxiibkaygii yaraantii anoo la jooga

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo suuqa wada joogna oo masaajidka kuwada soconaya anigiyo sxbadaydii midka mida waqtigii iskuulka aan wada dhigan jirnay oo sxbo gaarana aanu ahayn
Allah mahadleh

Riyada oo siyaado la socota:
waxaan ku riyooday anigoo oo ii yimid sxbkaygii qadiimiga ahaa oo aan aad u jeclahay oon kale wadan joogno sanado badana aanan arag anigoo uu ila socdoo gaadhi aad u qaaliyoo cad aan wadano land cruiser ah anagoo aad u faraxsan
ayaa wadadii aan soconay waxaa xidhay ood wada qodax ahoo aad u badan oo dheer oo xataa taayirka danbe wada muday lkn aan waxba yeelin
oo xass ah qaarbaaa ka guraayay ahaa kuwan xaafadaha ilaaliya
waan soo dagnoo dagdag ayanu u wada riiixay dhamaan oodii xasska ahayd waanan fogeeyay
waxna imay yeelin dariiqiina nadiif Baan ka dhigay
Allah mahadleh

 

Riyada saxiibkaygii yaraantii anoo la jooga
Riyada saxiibkaygii yaraantii anoo la jooga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad maqli doonto war fiican oo aad ku farxayso, riyada waa riyo wanaagsan waxaa laga yaabaa warkaas inaad  ka hesho meesha aad joogi jirtay oo qofkaasna kula joogay.

Gaariga wuxuu tilmaamayaa badbaado inaad helaysoo aaadd gaarayso dantaada xataa haddii aad wax yar dhib aad la kulanto.

Exit mobile version