Site icon Daruur درور

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey xaley Anigoo jooga goobta shaqada waxaana iiyimid niman aan wanaagsaneyn qoryo wata balse Aniga aan idileyn lkn badeecda meesha taal ayey xabad ku dhufanayeen anigane indhaha ayaan ka fiirsanayey ma hadli karin.

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya
Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan noloshaada soo gali raba oo aan wanaag kula rabi waa dad cadow ah oo raba inay ku khasaariyaan, marka riyada waa digniin adiga kugu socota si aad isaga ilaaliso, riyada dadka xun ama tuugada hubaysan waa mashaakil iyo rafaad iyo shirqool adiga kugu soo wajahan marka taxdar qab.

Exit mobile version