Site icon Daruur درور

Riyada qofkii u galmooda habaryar

Su’aasha:

Bahda daruur wan idinsalamay maxa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo ka sinaysanayo habaryartisa oona si tos ugu tagayo iyadana way rabtaa inu wiilka habayarta ay u tahay inu la raxaysto maxa lagu fasiri kara riyadas cabsida leh.

Riyada qofkii u galmooda habaryar
Riyada qofkii u galmooda habaryar

Jawaabta:

Riyada galmada qof lala samaynayo sida laga fahmayo ma aha, waxaa lagu fasiraa si ka duwan sida loo maleeyo, qofkii kur riyoodo habaryartiisa asoo u tagayo riyada waxay tusinaysaa inuu wax u tarayo oo ay wax ka heli doonto iyo inuu aad iyada u jecel yahay oo u dhaqaalayn doono, waxtar ayay ka helaysaa galmada sidaas ayaa lagu fasiraa ee ma aha inuu habaryar ku dhacayo.

Exit mobile version