Riyada qofka oo jooga meel roob ka socda
Riyada:
Sheikh xalay waxan kuriyoday aniga meel Roob badan joga Roobkas ima qoynin biya Kali Ayan arkayay waxana la jogay sxbo 10 sano kahor igu dambesay wlhi dhalintas wey kabadnayen 6
Aadbana ufaraxsanen runtii sheikh ifasir riyadas
![Riyada qofka oo jooga meel roob ka socda Riyada qofka oo jooga meel roob ka socda](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyada-qofka-oo-jooga-meel-roob-ka-socda-357x210.webp)
Thanks
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo naxariista Alle, waxaa dhici karto arrin waqti hore kugu dambeysay inaad war ka hesho
Wararkaasna waa farxad iyo mustaqbal fiican, riyada waa khayr iyo wanaag iyo bishaaro
Halkan ka daawo riyada roobka oo faahfaahsan
The dream indicates prosperity and mercy of Allah, it may happen something that happened early for you to receive news
And that news is a joy and a good future, the dream is good and nice and fun news