Site icon Daruur درور

Riyada qofka fure la siinayo iyo lanbar 8 oo qasnad lagu furayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo la isiiyay muftaax iyo 8 lanbar oo qasnad lagu furayo.

Riyada qofka fure la siinayo iyo lanbar 8 oo qasnad lagu furayo
Riyada qofka fure la siinayo iyo lanbar 8 oo qasnad lagu furayo

Jawaabta:

Riyadan waa bishaaro aad u weyn waxay tilmaamaysaa inay dhamaanayaan murugaha iyo mashaakilka ku haystay nooc kaste ha noqdaan kuwo dhaqaale ama caafimaad ama nolol iyo shaqo, waa riyo aad u wanaagsan oo khayr ah, waxaa kuu imaan doonto xasilooni iyo raaxo, sidoo kale nambarka 8 wuxuu astaan u yahay faraj iyo gargaar iyo nolol cusub.

Exit mobile version