Site icon Daruur درور

Riyada qofka asagoo sonkor cunaya

Su’aasha:

Asc walal xalay waxan ku riiyooday anoo Sonkor caadi ah dhowr jeer ayan hambaday markaa maxay noqon karta cunista sonkorta riyada dhexdeeda.

Riyada qofka asagoo sonkor cunaya
Riyada qofka asagoo sonkor cunaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku farxayso waxay noqon karaan waxyaalahaas lacag ama wax kale qiima badan leh oo naftu ka hesho, guud ahaa waxyaalaha macaanka la cuno waa wax fiican arsaaq iyo farxad iyo guul ayay noqdaan marka riyada sokorta meeshaas ayay raacaysaa, fasirkaas ayay qaadanaysaa marka waa riyo fiican.

Exit mobile version