Riyada qof yar oo naag guursanayo

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo booqonaya wiil aan aqaano gurigooda tagaya waxana arkaya wiilka oo guursaday oo uur loo leeyahay wiilka waan aqaana xaas malahan mana gaarin in uu guursada marka riyaadas maxay noqon karta.

Riyada qof yar oo naag guursanayo
Riyada qof yar oo naag guursanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuu kusoo socdo nololosha qofka doobka ah aad ku riyootay asoo guursanaya, isbadalkaas wuxuu noqon karaa arrin ku saabsan nolosha aduunka hanti magac dhaqaale waxbarsho, guud ahaan riyada way fiican tahay waa riyo khayr iyo bishaaro xambaarsan.

Riyada guurka doobka inta badan waxaa lagu fasiraa inay iyo caadi tahay oo guur tusaysa, qofkaas inuu guurkiisa soo dhow yahay, laakin adiga waxaad tiri waa qof aan guur gaarin marka riyada waa khayr guud ahaan saan soo sheegnay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More