Riyada qof xaaray kaddib bac ku shubay oo dad dhex fariistay

Riyada qof xaaray kaddib bac ku shubay oo dad dhex fariistay

Riyada:

Asalamu calaykum warax matulahi alwabarakatu shekh wan kuslamay salan kadib xalay ano wayso qabo ayaan sexday ilaahay amarkiis heer waan leyahay markii an sexanayay ayan waxan lahadlayay gabar aanu shekaysano cabaar markanu shekaysanaynay ayaan is macsalamaynay kadibna waan tasbiixsaday waxan akhristay 3 qulhuwale 3 birabil falaq 3 birabinaas markan dhameyay waan ashahaatay intaas kadib waan seexday

Marka intaan jiifay waan riyooday waxaana kuriyooday anoo dad lafadhiya markaas ayaan dadkii ka tagay waxaan galay qol yar oo nafiif,ah mutuleelna leh qolki markaan galay intaan damcay inaan kaajo ayaa meeshii aan kaaji lahaa waxaa igayimid xaar oo qolkii ayaan kuxaaray markaas intaan bac madaw soqaatay ayaan xaarkii gacanta lagalay baan bacdii kuguray

Intaas kadib anoo bacdii xaarkii kuwata ayaan dadkii so dhex fariistay dadkiina ma aynan ogaanin Ee bal sheekh khayr allaha kusiiyee ii fasir insha allaah

Mahadsanid wll

Riyada qof xaaray kaddib bac ku shubay oo dad dhex fariistay
Riyada qof xaaray kaddib bac ku shubay oo dad dhex fariistay

Fasirka

Riyada waxay tilmaamaysaa lacag aad heli doonto oo aad ka qarsan doonto dadka aad garanayso

Waxaana laga yaabaa lacagtaas inay tahay mid si lama filaan aad ku helayso.

Guud ahaan riyada waa riyo fiican.

 

Riyada xaarka halkan ka daawo

 

The dream indicates money you will get and hide from people you know

And maybe that money is getting you suddenly.

Overall the dream is a nice dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More