Riyada qof wadada dhexdeeda jiifa

Su’aasha:

scw maxaa lagu fasiraa qofkii riyo ku arko asoo wada dhexdeeda sariir u taalo oo ku jiifa.

Riyada qof wadada dhexdeeda jiifa
Riyada qof wadada dhexdeeda jiifa

Jawaabta:

Riyada jiifka wadada ma fiicna waxay tilmaamaysaa qofkaas inay fadeexo iyo faxsharo qabsan doonto waxaa banaanka usoo baxaayo wax uu qarin jiray dadka oo dhan ayaa xaqiiqadiisa ogaanayo, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa in been daran laga sheegi doono beentaas dad badan inay gaari doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More