Site icon Daruur درور

Riyada qof saxaro wajiga loogu daadinayo

Su’aasha:

Hooyadeey waxay ku riyootay in badan ayadoo xaar ama saxaro wajiga loogu firdhinaayo ama loogu daadinaayo.

Riyada qof saxaro wajiga loogu daadinayo
Riyada qof saxaro wajiga loogu daadinayo

Jawaabta:

Riyadan ma fiicna hooyadaada waa inay ka digtoonaataa waxyaabaha qaar, waxay tilmaamaysaa riyada inuu soo gaari doono dhib oo ka imaanaya dadka waliba dhib la xiriira fadiixo iyo faxshar caay iyo aflagaaddo, waxaa dhici karta in lagu eedeeyo wax fool xun oo la xiriira sharafta qofka marka waa digniin.

Exit mobile version