Riyada qof ordaya asoo qaawan cowrada kaliya ka asturan
Su’aasha:
Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anoo qaawan oo ordaya markan waxyar orda anoo qawan ayan haddana arkaya anoo mara yar hoos ka xiran oo cowradda ii asturaysaa. Maxay noqon karta riyada ninka qaawan oo ordaya haddana mara yar hoos ka xiran oo cowradda loo qarinaya.
