Site icon Daruur درور

Riyada qof kaligii ku tukanaya meel dad jooga

Su’aasha:

Asc wll qali dambiga iyo dambiga waalidka Allaxa dafe wll waxan kuriyodi mararbadhan ano salad tukunaaya mesha an kutugana dad aya joga kaligey ayana kutugana meesha marmar waxan leyahy mesha aan kutugana waa binaan weyn oo laiskuga imadi salat jumca marki salata lagabaxi ayan tagi kaligey ayan tugudey fadlan ifasir wll.

Riyada qof kaligii ku tukanaya meel dad jooga
Riyada qof kaligii ku tukanaya meel dad jooga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in aad towbad la imaan doonto iyo camal suuban, waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad iska gudi doonto wixii lagugu leeyahay oo xaq ah ama deyn ama waajib kale marka waa riyo fiican.

Exit mobile version