Su’aasha:
Asc xalay waxan ku riyooday aniga gaari aad u ordaya aan la socda kadib gaariga saarna iyo gaari kale uu la socday aan aqaano isla shaqeyn balse aan isku dhacsanahay ayan ku riyooday in uu ku geeriyooday shilkaas labada gaari isku dhacday kadib waxaa ii iimanaya wiil aan aqaano wuxuu leeyahay Saxiibkeena waa geeriyooday allaha u naxariisto markaas waxan ka walwalaya in aan geeridiisa aniga sabaab u ahay madama aan gaariga saarna balse aniga ma wadin. maxay noqon karta riyada geerida qof aad isku xanaqsan tihiin haddana aad ka walwalaysaa geeridiisa.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inaad isku fiicanaan doontaan oo aad heshiin doontaan wuxuuna helayaa inshaa Allaah cimri dheer iyo nolol farxad leh, Ilaahay khayr haka dhigo, marka shil gaari habkan aad sheegtay wax xun lagama fahmayo.