Riyada nin kufsi iga rabo oo dhagax aan ku dhufanayo

Riyada nin kufsi iga rabo oo dhagax aan ku dhufanayo

Riyada:

Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga oo maraya meel magaalada ka baxeedaa lkn laba guri oo isku dhaw ku yaalaan magaaladana ka go an ayaa waxaa igu soo orday nin raba inuu ikufsado waayo meesha dad kama dhawa markuu wax yar iisoo jiray ayaa ilaahay afkayga ka soo saaray حسبي الله ونعم الوكيل markaan iri ayuu ninkii dhulka markuu ku sii dhacayay ayaan wajiga uga dhuftay laba dhagax
Sheekh ifasir arrintan maxay noqon kartaa

Riyada nin kufsi iga rabo oo dhagax aan ku dhufanayo
Riyada nin kufsi iga rabo oo dhagax aan ku dhufanayo

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa nin aan wanaagsanayn oo xumaan kaa rabo

Waxaa laga yaabaa inuu yahay nin aad garanayso ama sheeko idinka dhexeyso

Laakin wuxuu sugayaa fursad, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso qofka aad ka shakisan tahay

 

Halkan ka daawo riyada galmada qaldan

 

The dream warns you of a bad man who wants evil from you

He may be a man you know or a conversation between you

But he is waiting for an opportunity, you are required to be careful of your suspect

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More