Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Apr 12, 2021 404 0 Su’aasha: Asc wllo xalay waxan riiyo ku arkay wiil aan saxiibo nahay iyo xaaskiisa oo isku dhacsan waxan leeyahay anigana ayaa heshiisiinaya oo arintoodda dhexgalay odayna ka noqonaya qilaafkooda waan dhamaynaya marka maxay noqon karta fasiirkeeda. Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad wanaag ka talin doonto aad bulshada anfici doonto, siiba qofka saaxiibkiiga inaad wax tari doonto oo aad kaalin ka cayaari doonto wanaaggiisa iyo hormarkiisa, waa riyo fiican oo wanaagsan. Riyada DoodaRiyada SaaxiibkaRiyada Xaaska 0 404 Share