Riyada nin gabar naaska ka qabanaya
Riyada nin gabar naaska ka qabanaya
Riyada:
riyada nin oo naaska gabar ka qabanayo oo iyadana ay diiddan tahay oo ay ka xanaaqayso isagana ku qoslayo maxay noqon kartaa

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu gabadha wax ka rabo, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa
inuu yahay qof gabadhaas aan ixtiraamin, waa nin iyada liidayo oo raba inuu ceebeeyo
Waxaa laga rabaa inay iska ilaaliso ninkaas oo ay ka fogaato.
Halkan ka daawo riyada naasaha dumarka
The dream indicates that man wants something from the girl, it also indicates that he wants something from the girl
that he is a person who does not respect that girl, he is a man who insults her and wants to embarrass her
She is required to protect herself from that man and stay away from him.