Riyada nigoo xaajigayga la raaxaysanayo
Riyada:
A S C waxan riyo ku arkay anigo xaajigayga la galmoonaya oo aan si macaan u raaxaysanayo riyadan isoo fasira

Fasirka:
Riyada waxay ku xiran tahay qaabka ay tahay, haddaadan biyo isku arkin markaad huradada kasoo kacaday kaddib
riyada waxay tilmaamaysaa nolol raaxo leh iyo jacayl dhab ah.
Haddii aad biyo isku aragtay waa riyo shaydaan ka timid ee macne ma laha.
Riyada galmada halkan ka daawo oo faahfaahsan
The dream depends on the form of it, if you do not see yourself in cum after waking up from sleep
the dream describes a comfortable life and true love.
If you have seen yourself in cum it is a dream from the devil and it has no meaning.