Site icon Daruur درور

Riyada naagta sixirka taqaana

Riyada naagta sixirka taqaana

Su’aasha:

Asc wllo Aad baad ugu mahadsan tahay sida aad bulshada ugu shaqeynaysa.

Waxan ku riiyooday naag aan daris nahay oo aad u xun waxayna taqana Sixirka waana isku dhacsanahay family ahaan waxana ku riiyooday ayadoo Salan isooo tagaysa anigana aan ka cararaya inan salaama ayada ay gacanta iisoo tagaysa anigana wan diidana.

Riyada naagta sixirka taqaana
Riyada naagta sixirka taqaana

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inuu jiro qof rabo inuu ku khayaano qofkaasna waa qof kuu dhow ha noqdo saaxiibkaa ama dersikaa ama qof aad meel iskula shaqaysaan ama aad meel isla joogtaan jaamacad ama dugsi, wuxuuna rabaa inuu kugu soo galo af macaan iyo soo jiidasho

Riyada Jiniga

This dream indicates that there is someone who wants to deceive you and that person is someone close to you whether it is your friend or neighbor or someone you work with or you are in a place where you work or you are in a university or school, and he wants to come in with a sweet and attractive language.

Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan

Exit mobile version