Riyada naag deriska banaanka shuunka ku xiiranayso
Riyada:
riyada naagta oo timaha hoose shuunka iska xiirayso oo taagan guriga hortiisa oo aan dadka ka xishoneynin
anigana aan fiirinayo waxaan u jeedaa farjiga oo aad moodo in dhiig ka socdo maxay noqon kartaa

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa murugo inay la kulmayso naagtaas adiga aad qeyb ka noqon doonto.
Waliba arrimahaas waxay ku saabsan yihiin naagtaas inay weynayso qof ay ku tiirsanayd
Waxaa kaloo laga yaabaa xumaan inay ku dhacayso, adigana waa lagaaga digayaa.
Riyada xiiridda shuunka maxay noqon
Riyada timaha shuunka iyo timaha jirka guud ahaan halkan ka daawo
The dream describes sadness to meet that woman you will be a part of.
Yet these issues are about that woman to grow up with someone she depended on
Evil may also happen to you, and you are being warned.