Site icon Daruur درور

Riyada Musqul buuxsantay oo xaarka la celinayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday musqusha gurigeena oo buuxsantay markaas aniga waxaan sameynaa xaarkii musqusha buuxiyey ayaan bir ku riixayaa anoo dhibsanaayo musqushoo dhan wada biyo ayay ahayd riyadaas cml maxaa lagu fasiraa wll ii macney2.

Riyada Musqul buuxsantay oo xaarka la celinayo
Riyada Musqul buuxsantay oo xaarka la celinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad iska fogeynayso maal xaaraan ah iyo waxyaalo xunxun, saxarada inta badan waxaa lagu fasiraa xoolaha xaaraanta ah, marka riyada waa riyo tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo guriga kusoo socdo oo la xiriira xoolo xaaraan ah.

Exit mobile version