Riyada malayga weyn oo geel u eg guriga dhex yaalla
Riyada:
Asc waxaan ku riyooday anigo malay weyn guriga noo dhax yaalo oo geel caml ah on kaso jaranayno hilb kadib naso cersanyo oo gel u eg mark danbe

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa nin dhib badan oo lacag aad ka helayso
Laakin waxaa laga yaabaa inuu ku dhibo oo aad kala kulanto shallay
Waa digniin oo lagaaga digayo raga noocaas ah
Riyada Malayga halkan ka daawo
he dream describes a difficult man from whom you get money
But he may bother you and you will meet him.
It is a warning against such men