Site icon Daruur درور

Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo

Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo

Riyada:

Sheekh waxaan ku riyooday nin aanu masaajidka ku wada tukano oo turkiya ayaa wuxuh isiiyay koob biyo ah

intaan ka qaaday ayaan biyo aad u badan oo meel ku jiray Ayaan ku shubay iisoo fasir sheekh

Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo
Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol fiican aad heli doonto waxaad ku darsan doontaa waxyaalo kale aad haysato.

Waxaa laga yaabaa inay tahay arrintaas jago ama hanti ama wax kale qiime badan leh

guud ahaan riayada waa bishaaro

 

Halkan ka daawo fasirka riyada biyaha

The dream indicates that you will have a good life and will add to what you already have.

It may be a position or property or something else of great value

In general, the dream is a good omen.

Exit mobile version