Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta
Su’aasha:
Asc wllo.
Asc wllo waxan ku riiyooday anoo ku qubeysanaya Haro ama Waar biyaha ay fadhiistaan waana ku dabaashay maxay noqon karta marka.
Tan kale waxaa ku riiyooday anoo Degmo 10 sano igu dambeysay Booqosha ku tagay niyada igama jirin.
