Riyada hilibka bariiska uumataysan
Riyada hilibka bariiska uumataysan
Fasirka:
Waxaan ku riyooday aniga oo jooga sandaqad aan leeyahay oon ku ganacsado oo ii camiran iina barakaysan ayaa waxaa iiyimi gabdho ka shaqeeya caafimaadka iyo talaalka caruurta markay inyar ila joogeen ayaa islaan ku ganacsata meel geed hoostiisa oo igu dhow ayaa gabadh ay dhashay oo aan la qabin ayaa waxay ukeentay bariis iyo hilib uumataysan oo udgoon markaas ayay gabdhihii ila joogay igu dheheen naa maxaa usamaysan wayday cuntadan iyo hilibkan oo kale adigaaba awoodee gabadhaa yar ee wax dhaqaalaa haysan oo miskiintaa wataa cuntada wanaagsan samaynaysee markaa ayaan ku iri naa orda idhaafa

Fasirka:
Riyada waxay kugu boorrinaysaa noloshaada inaad wax ka badasho oo aad ku dadaasho
Waxaa laga wadaa wax badan ayaad sameyn kartaa haddii aad dadaal weyn bixiso
Halkan ka daawo riyada cuntada hilibka iyo bariiska
Dreaming urges you to change and strive in your life
You can do a lot if you put a lot of effort into it.