Site icon Daruur درور

Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah

Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah

Riyada:

Asc sheekh waxaad ii fasirtaa anigoo lahadlaya nin masuul ah oo aan isnaqano kulane hadlayo teleefon xiligii ciida ayaya ahayd waxaan idhi waan ku soosalamay ee igu salan dhaman asxaabtii inshallah haday khayr tahay ii Soo fair

Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah
Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir wanaagsan aad la yeelan doonto dad muhiim ah.

Waa riyo fiican oo tilmaamayso mustaqbalka xiriirkaaga oo noqon doono mid aad ku qanci doonto.

 

Halkan ka daawo riyada hadalka

 

The dream indicates that you will have good relationships with important people.

It is a good dream that indicates the future of your relationship and that you will be satisfied.

Exit mobile version