Site icon Daruur درور

Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Su’aasha:

Asc walaal maxay noqon karta qofkii Riyo ku arkaa isagoo guursanaya nin madaxweyne ah nin kaas na waa Mudane Farmaajo.??

Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa
Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Guurka qof madax ah wuxuu tilmaamayaa qofka ku riyooday inuu yeelan doono magac iyo muuno.

sidoo kalw wuxuu noqonayaa qof aad looga dambeeyo jago ama hanti ha ahaadaane waxa lagaga dambeynaya, qofka madaxa ah ha noqdo boqor ama madaxweyne.

Guud ahaan riyada aragtida madaxda waa riyo qofka qiimiisa tilmaamaysa iyo meesha uu mustaqbalka ka gaari doono.

Exit mobile version