Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo

Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo ka baxay guriga meel banaan ah u baxnay oo guriga u dhaw ku tukanaya salaad layl aniga iyo walashay meel naga horeysa waxa soo istaagayay nin hadana wuu noqonayay markaan guriga ku soo soconay waxaan ka cabsanay nimam naga hor yimi waxaan ku soo degdegnay guriga furihii guriga ayay walaashay dagdag ula soo baxday iyadoo aan furin ayaa waxa naga furtay walashay oo mabdakha joogtay
waxay cunaysay muqumad iyo suugo ay ku dhex dartay waxayna dubtay laxoox aan leeyahay qurux badana ma adaa dubay waxayna igu tidhi caag qoosh ah ayaa yaale niciima keentaye dub laxooxdii inan ilmo abti nahay weeji waxay sii raacisay hadalka oo 3 caruura ayay Inoo keentay ayaan qureecda u sameeyay
Hooyo ayaan waydiiyay caruurta martida xagee ayaad seexisay hooyo igu tidhi qolka fadhiga ayaan furaash u dhigay

Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo
Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo

Fasirka:

Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa arrimo kala duwan inaad la kulmi doonto.

Waxayna la xiriiraan arrimahaas walaalahaaga ama deriskaaga.

Haddii aad ku dhaqaaqi rabto go’aan waxaa laga yaabaa inuu adkaan doono.

Taasna waxay ka dhalanaysaa dad adiga aad wax u qaban rabto ama aad kaalmayn rabto.

 

Riyada salaadda la tukanayo halkan ka daawo

 

The dream generally indicates various issues that you will encounter.

These issues are related to your siblings or neighbors.

If you want to make a decision, it may be difficult.

This will result in people who want to do something for you or help you.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More