Asc waad mahadsantihiin marwalba
Farxadi guudkiina ha ahaato
Waxaan ku riyooday anoo la isiiyay gabadh wadan kale joogta oo ay wadan kayga iigu timid
Gabadh aad u qurux badan
Oon dagnay hotel Hurdo oo sariirta si fiican oo qurux badan loo goglay
Anagoo sariirtii galmo la samaynaya oonu aad u raaxaysanayo anagoo aad u faraxsan
Lkn Aan biyo bixin ayaan toosay
Allah mahadle.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso muraadkaaga ama danta aad u socoto, galmada waxay tilmaamaysaa in arrimahaaga ay kuu hirgalayaan.
Qofka hadduu ku riyoodo asoo gabar u tagayo markaas si toos u biyabaxay marka uuso toosay ku arkay maradiisa qoyaan riyadaas waa riyo aan fasir lahayn, waxaa ku cayaaray qofkaas shaydaanka, laakin haddii biyo ama mani aan kaa imaanin macanaha waa gaaridda muraadkaaga.