Riyada gabar oo roob ku dhex cayaaraysa Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 9, 2021 511 0 Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey aniga iyo gabadh an is naqaano hada se anan WADA jogin oo roob ku dhex ciyaaraya roobku WU da,aayey si yar lkin waxn ku dhex ciyareyny mijaroorka melaha guryashu biyaha roobka kaso datan wan qosleyny Mahadsanidi. Riyada gabar oo roob ku dhex cayaaraysa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku gaari doonto danta aad leedahay, waliba gabadha doobka ah markay roob ku cayaarayso waxay noqon doontaa qof aad loo jecel yahay oo farxadeeda aan lasoo koobi karin, siiba dadka qaraabadeeda iyo saaxiibayaasheeda aad ayay u tixgalin doonaan, roobka oo lagu dhex cayaaro waa riyo farxad wadata. Riyada GabdhahaRiyada Roobka 0 511 Share