Site icon Daruur درور

Riyada gabar nin iga raacday

Su’aasha:

Asc waxan ku riyooday anoo la socda gabar aanu saxiibo nahay ayaanu soo marnay laba wiil oo fafadhiya wadada geeskeeda mid ayaa salaamay gabadhii ayana way salaantay wayna raacday anna way iga tagtay anna wan xanaaqay mahasanidiin.

Jawaabta:

Waxay tilmaamaysaa riyada mashaakil inay idin dhex mari doonaan adiga iyo gabadhaas aad tiri saaxibo ayaan nahay haddii aad guur ka rabtay nin kale ayaa kaa guursan doono haddii ay kuu doonanaydna ma heli doontid qof kale ayaa guursan doono.

Exit mobile version