Site icon Daruur درور

Riyada gabar moos qeyb laga siinayo

Su’aasha:

ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo moos fiiqday khayb Ka mid ah na aannsiiyay naag oon u jabshay haaf.

Riyada gabar moos qeyb laga siinayo
Riyada gabar moos qeyb laga siinayo

Jawaabta:

WCS, mooska waa arsaaq badan iyo faa’ido laga helayo mashaariic, haddii qofka uu yahay mid aan diinta si fiican ugu dhaqmin oo muus uu ku riyoodo waxay tilmaamaysaa riyada cabsida Alle iyo inuu noqon doono qof aduunka aan isku dhejinin, sidoo kale mooska wuxuu tilmaamayaa guul xagga shaqada ama cimri dheer uu helayo qofka riyada arkay.
Marka riyada waxay tilmaamaysaa gabar inay soo dhow dahay aad guursan doonto oo nolosha kula wadaagaysyo waliba nolol fiican.

Faahfaahinta sida gaarka aad iigu soo dirtay waan akhriyay waxyaalaha kale la socda riyada wax dhib ha u arkin

Exit mobile version