Riyada gabar ku riyoonayso iyadoo niman u galmoonaya
Riyada gabar ku riyoonayso iyadoo niman u galmoonaya
Riyada:
mar kaste waxaa riyo ku arkaa anoo galmo la samaynayo niman aanan kasaynin waligana ma arkin run ahaan dadkaas waxan ahay gabr doob ah

Fasirka:
Riyada noocan ah waxay badan tahay maskxda inay ka imaanayso
Waayo waxaa laga yaabaa inaad ka fikirayso galmo mar walba
ama waxyaalaha aad ka arkayso baraha bulshada raga iyo dumarka
Riyada waxay u badan tahay inay tahay mid dareenkaaga la xiriirta
Riyada galmada halkan ka daawo
This kind of dream is likely to come from the brain.
For you may be thinking about sex at all times
or what you see on social media for men and women
Dreaming is likely to be relevant to your feelings